Skip to main content

Wasiirada cusub ee uu kudhawaaqay raysal wasaaraha cusub ee dalka ethiopia mudane abey ahmed

Kabineegii Cusbaa Ee Uu Hada Ku Dhawaaqay RW Dalka Waa Sidan:-
~~~
1. Shiferew Shigute፡-  Wasiirka Wasaarada Khayraadka Xoolaha Iyo Beeraha
2. Dr. Siraj Fegesa፡- Wasiirka Wasaarada Gaadiidka
3. Dr Hirut W/mariam፡- Wasiirka Wasaarada Shaqaalaha & Arimaha Bulshada
4. Ambasadar Tashome፡- Wasiirka Haydaha Hormarinta Dawlada
5. Cumer Xuseen፡-  Agaasimaha Guud Ee wakaalada Dakhliga
6. Marwo Ubax Maxamed፡- Wasiirada Wasaarada warbaahinta iyo maclumaadka casriga (information technology) (Somali)
7. Ambajew Mokonin፡- Wasiirka Wasaarada Warshadaha
8. Motuma Maqasa፡- Wasiirka Wasaarada Difaaca Qaranka
9. Sofiya ፡- Wasiirada Wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska
10. Axmed Shide፡- Wasiirka Wasaarada Arimaha Xidhiidhka Dawlada (Somali)
11. Jaantirey Abay፡- Wasiirka Wasaarada hormarinta magaalooyinka iyo guriyaynta
12. Meles Alemu፡- Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta
13. Birhanu Tsegaye፡-  Xeer Ilaaliyaha Guud
14. Yalem Tsegay፡- Wasiirada Wasaarada Arimaha Haweenka Iyo Dhalaanka
15. Melaku Alebal፡- Wasiirka Wasaarada ganacsiga
16. Amir Amen፡- Wasiirka Wasaarada Caafimadka

Dabayl Aan Laqaban Karin

Comments

Popular posts from this blog

Waa maxay Dawlad Wanaag

dawlad wanaag

AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA W/Q cabdicasiis abiib mohamuud

TAARIIKH KOOBAN:-“Aan oooyee Albaabka ii Xidha” Abwaan Maxamed Xaaji Ismaaciil Maxamuud’Barkhad Cas’,AUN. 1958kii gumeeyteha ingiriiskaa si isbaddala kaga go’aan gaaray in Mustacmaradda Ingiriiska ee Dhulka Soomaali la siiyo madaxbanaanidayda, si uu uga hortago kacdoonka soomaalida ee qarannimo ee ku lidka ahaa hoosgeeynta Dhulal Soomaaliyeed Itoobiya iyo Kenya; Imberadooriyo ee uu gumeeysteha dhistay (Maxmiyad), kana dhigtay gumeeyste. 1958kii waana sanadkuu soo booqaday Dukiska ee  Gloucester (Henry William Frederick Albert ) mustacmaradda ama siday dhahaan “Maxmiyadda”; waana ninkuu Maxammad Xaajji Ismaaciil Maxamuud (ku naanaysnaa Balaayo Cas geeridiisa kahor; kadibna Barkhad Cas) ugula jeedaa gabaygiisa, isagoo u jawaabayay kalkuu walaalkiisa Aadan ugu wacay inuu ka qaybqaato ku soo dhaweeynta dakadda dayuuradaha iyo munaasabooyinka dabaaldageed ay xukuumadda mustacmaradda u qabanqaabisay Dukiska. Abwaanadii wadanka ayaa loo yeedhay oo laga codsaday in ay soo dhaweeyaan...

Warqad jacayl ah

Waan jeclahay wax walbo oo dhankaaga ka yimaada, xiisaha fariimaheena jaceylkana waxa ay sal xoogan u yeelayaan jaceylka ugubka ah ee aragtida ku koraya. Ma ogtahay Macaan badaney in Qalbiga uusan ogoleyn in uu qanco haduu kaa waayo hawada ay Nafta ku neefsaneyso, i aamin olol caashaq iyo iftiin la’aan ayaan ku suganahay. Xitaa hadii aan si kasto isku dagaalno waxaa kuu baahan nafta oo aad dawo iyo dugsi u tahay. Ma ogtahay nafteydaay in holaca qalbigeyga ka shidan qofka keliya ee demin kara aad adigu tahay, Mase la socotaa in codkaagu uu ii furo sameecadaha maqalka dhagaheyga. katimi aniga  kusocota aniga. ........