Skip to main content

WAXAA QORAY FAYSAL ROOBLE WACAANA IDINKA WADAAGAY ANOO AH CABDICASIIS ABIIB MOHAMUUD

Food For Thought.  Fadlan isku turjuma oo share sameeya.

1941-54 ayey inoogu dhoweyd.  Kamase quusanayno ee taariikhdu ha ina hagto.:

Cutubyadan hoos ku qoran waxaan ka soo minguuriyey Buug nin Igriis ahi qorey.  Waa markay Xornimo inoogu dhoweyd.  Taariikhda Soomaalidu ma jecla. Hase ahatee ma duugowdo.

A British-trained police force eventually replaced the former police who were in the service of local provincial governors. There were two revolts during this time: the Woyane rebellion in eastern Tigray Province, which was suppressed with the assistance of British air missions; and the other in the Ogaden which was put down by two battalions of Ethiopian forces."

The Ogaden revolt during this time was taking place in the outskirts of Jigjiga.

Meanwhile, Haile Selassie had made additional territorial demands; while his demands for the annexation of Italian Somaliland might have been a bargaining tactic, he was serious about the return of Ethiopian territories in the Ogaden and the annexation of Eritrea. These requests were ignored by the British, who were in favor of a separate Eritrean entity, and wanted to combine the Ogaden, Italian Somaliland and British Somaliland into a "Greater Somalia."

Sidaas oo kale waxa isna qorey John Spensor oo Xayle u shaqayen jirey 1940hii ilaa 1970hii. Nin Sweden u dhashay ayuu ahaa. Waxa uu yidhii Xayle Selasie ayaa ku dhowaaday in uu Ogadenia dhulkeeda ka baxo.

Dadka gobolkani dugsi iyo dhaktar la'aan uga ma cararin deegaankooda ee dagaalka xornimadoonka ayaa hagardaamooyin badan leh, oo qaxu kow ka yahay.

Comments

Popular posts from this blog

gabay aad uqiimo badan waxaa idiin soo gudbinaya walaalkiin cabdicasiis abiib mohamuud

Magaca: Gurmad Curiye: Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” Dulucda : Hawaala-warran iyo hillaadin. Godka: Saar1 Goorta: 2005. Gun baa haan laga unkaa Duq baa geel loo tumaa Gaw ban ka aqaan durbaan, Waxaa geed lala tagaa Genkaad tahay erey la da’ ah Gefkana bashar baad u tahee Haddii aad garowdo khalad Gob bay tahay caadadeed. Waxaan godobtiisu hadhin Gar aad leeduu ogyay Nin kaaga masuugay gole. Waxaa gabay lagu saxdaa Candhuuftu gashaa dalqada Markuu milil guud ka dhayo. Golxoo dhami maaha dhalan Mar bay ged kaleeto tahay Dibnahoo ku gariira iyo Gengada waxaa keenta been. Waxay tixdu gaabsataa Damiirku markuu gam’aa, Haddii hal ku seego geed Waxaad gocataa hurdada. Intaa guntay oo dhigee Hadduu geeraar wax taro Maxaan gelin dhexe onkoday, Maxaan goohoon tallamay, Adoo gabbalkaagu dumay Maxaan gudcur bajiyoo U daaray cadceed gayiga. Maxaan galab oogay shamac Waxaan guuraha meershiyo Waxaan subax loogay gool Hadday gees kaa mareen Maxaad farta iigu godi? Dhegtaadaa soor-gad l...

AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA W/Q cabdicasiis abiib mohamuud

TAARIIKH KOOBAN:-“Aan oooyee Albaabka ii Xidha” Abwaan Maxamed Xaaji Ismaaciil Maxamuud’Barkhad Cas’,AUN. 1958kii gumeeyteha ingiriiskaa si isbaddala kaga go’aan gaaray in Mustacmaradda Ingiriiska ee Dhulka Soomaali la siiyo madaxbanaanidayda, si uu uga hortago kacdoonka soomaalida ee qarannimo ee ku lidka ahaa hoosgeeynta Dhulal Soomaaliyeed Itoobiya iyo Kenya; Imberadooriyo ee uu gumeeysteha dhistay (Maxmiyad), kana dhigtay gumeeyste. 1958kii waana sanadkuu soo booqaday Dukiska ee  Gloucester (Henry William Frederick Albert ) mustacmaradda ama siday dhahaan “Maxmiyadda”; waana ninkuu Maxammad Xaajji Ismaaciil Maxamuud (ku naanaysnaa Balaayo Cas geeridiisa kahor; kadibna Barkhad Cas) ugula jeedaa gabaygiisa, isagoo u jawaabayay kalkuu walaalkiisa Aadan ugu wacay inuu ka qaybqaato ku soo dhaweeynta dakadda dayuuradaha iyo munaasabooyinka dabaaldageed ay xukuumadda mustacmaradda u qabanqaabisay Dukiska. Abwaanadii wadanka ayaa loo yeedhay oo laga codsaday in ay soo dhaweeyaan...

Waa maxay Dawlad Wanaag

dawlad wanaag