(tuli-guuleed news) jumce, 27ka April , 2018.Waxaa magaalada jigjiga ee caasimada deegaanka gaar ahaan madasha shirarka kaali 2aad ee xarunta madaxtoooyada DDSI ka furmay shirkii qiimaynta waxqabadka gobolada degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDSI Haddaba, shirkan qiimaynta ah oo diirada lagu saarayo fulina qorshayaasha horumarineed, nabadgalyo iyo maamulka suuban ee u yaalay gobolada, degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDSI khaasatan qorshaha beer,biyaha, caafimaadka ee baabaca (BBC) ayaa waxaa hogaaminayay madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna madaxa arimaha xisbiga ee xarunta dhexe ee XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq iyo madaxwayne ku xigenka DDSI ahna wasiirka horumarinta beeraraha iyo khayraadka dabiiciga ah marwo Sucaad Axmed Faarax warkan oo faah-faahsan warakayaga dambe ayaad kala socondoontaan.
Comments
Post a Comment