XUBNO BAARLAMAANKA PUNTLAND KAMID AH OO GU’ITAAN RAADINAYA
Mudaneyaal katirsan Baarlamaanka dawlad goboleedka Puntlad ayaa xukuumada uu madaxwaynaha kayahay Siciid DANI ugu baaqay inay kala shaqayso in Puntland ay ka go’do Soomaaliya inteeda kale oo ay iskeed ugu dhawaaqdo dawlad madax banaan si lamid ah Somaliland.
Xildhibaanadan ayaa waxay qabaan in Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay duudisaday xuquuqdii deegaanadooda ee dhinac walba.
Soo ma moodid, inay Puntland dhan u raran tahay maalmahan danbe markaad eegto hadalada madaxdeeda iyo hanjabaadaha kasoo yeedhaya?.
Comments
Post a Comment