9 Sifo Oo Lagu Garto Qofka Dabeecada Wanaagsan    Hordhac:   Si aad u noqoto qof wanaagsan waxa ay ku xirantahay isbadalo ku yimaada  noloshaada , isbadalka waxaa lagu macneeyaa koritaanka iyo hormarka shaqsiga uu noloshiisa ka gaaro si uu u noqdo qof wanaagsan. Waxaa jira in dad badan ay ka soo horjeedaan isbadalada noloshiisa ka dhaca sidaas ay tahayna waxay ka dhigantahay in aysan noloshiisa korin ama hormarin.   Hoos waxan ku xusidonaa qormo ama Maqaal ku sabsan dabeecada uu lee yahay qofka wanaagsan ama laga rabo in uu yeesho       1. Ma tahay qof rajeynaya is badalo   Si aad u noqoto qof wanaagsan waxa ay ku xirantahay isbadalo ku yimaada noloshaada, isbadalka waxaa lagu macneeyaa koritaanka iyo hormarka shaqsiga uu noloshiisa ka gaaro si uu u noqdo qof wanaagsan. Waxaa jira in dad badan ay ka soo horjeedaan isbadalada noloshiisa ka dhaca sidaas ay tahayna waxay ka dhigantahay in aysan noloshiisa korin ama hormarin.   2. Waxaad joojisaa qaladaadka marwalba kaa dhaca oo aad...