Ethiopia oo gantaalada idka diyaaradaha udaabushay agagaarka biyo xidheenka wabiga abby CABDICASIIS ABIIB MOHAMUD
           Xiisadda u dhaxeysa Masar iyo Itoobiya ee webiga Niilka ayaa cirka isku shareertay, kaddib markii dowladda Itoobiya ay ku dhawaaqday in aysan dib u dhigi doonin buuxinta biyo xidheenka weyn ee ay ka sameysatay Wabiga Nile.   Madaxweynaha Masar Abdel Fatah Al-Sisi ayaa amar ku siiyay Ciidamada qalabka sida ee Masar inay galaan feejignaantii ugu sareeyay.   Sidoo kale dowladda Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay gantaallo lidka diyaaradaha ah u daabushay agagaarka biyo xidheenka, si ay isaga difaacdo, haddii Masar soo weerarto biyo xireenka.   Cabdicasiis abiib mohamuud  Tuliguuleed news