jigjiga sabti, 21ka April, 2018. Laanta socdaalka dalkeena itoobiya ayaa masuuliyiinta ugu saraysa laantan socdaalku waxay waraysi ay siiyeen waraahinta kala duwan ee dalka ku sheegeen in laanta socdaalka dalku balaadhinayso xarumaha lagu bixiyo baasaaboorka dalka taasi oo ay sheegeen in xarunta deegaanka ee jigjiga sirasmiya dhawaan looga bilaabidoona bixinta baasaabaarka dalka.
Waxaana, xusid mudan in hadda ka hor laga qaadan jiray baasaaboorka dalka magaalooyinka addis-ababa iyo direbadha islamarkaana ay bulshada deegaanka socdaal dheer iyo wakhtibadan ku qaadan jiray sidii ay u qaadan lahaayeen baasaaboorka dalk. Balse hadda wixii ka dambeeya si dhibyar kaga qaadandoonaan xarunta deeganka ee jigjiga
Comments
Post a Comment