FANAAN CAAN AH OO KASOO JEEDA QOWMIYADA OROMO OO ADDISABABA LAGU DILAY
Addisababa(RNN) – Waxaa maanta xarunta dalka Itoobiya ee magaalada Addisababa toogasho kadis ah lagu dilay Fanaan caan ah oo kasoo jeeda Qomwiyada Oromada ee talada dalkaasi haatan gacanta kuhaysa.
Fanaanka magaciisa waxaa ladhahaa Hajaaluu Hundesa, wuxuu ahaa fanaan iyo qoraa heesaha afka Oromada. Si kadis ah ayaa toogasho aan lagaranaynin cidda ka danbaysay loogu toogtay meel udhaw Galan Condominium oo kutaala Addisababa. Islamarkiiba waxaa loola cararay cisbitaal lagu magacaabo Tirunesh Beijing General Hospital, nasiib-darose markii cisbitaalka lageeyay ayuu udhintay dhaawacii kasoo gaadhay toogashada.
Artist Haacaaluu Hundeessaa, the prominent Oromo singer, songwriter, is shot dead today in Ethiopia’s capital AddisAbeba around Galan Condominium site. He was admitted to Tirunesh Beijing General Hospital but died of his injuries shortly after. R.I.P!
Addis Standard Fb Page
Comments
Post a Comment