Kabineegii Cusbaa Ee Uu Hada Ku Dhawaaqay RW Dalka Waa Sidan:-  ~~~  1. Shiferew Shigute፡-  Wasiirka Wasaarada Khayraadka Xoolaha Iyo Beeraha  2. Dr. Siraj Fegesa፡- Wasiirka Wasaarada Gaadiidka  3. Dr Hirut W/mariam፡- Wasiirka Wasaarada Shaqaalaha & Arimaha Bulshada  4. Ambasadar Tashome፡- Wasiirka Haydaha Hormarinta Dawlada  5. Cumer Xuseen፡-  Agaasimaha Guud Ee wakaalada Dakhliga  6. Marwo Ubax Maxamed፡- Wasiirada Wasaarada warbaahinta iyo maclumaadka casriga (information technology) (Somali)  7. Ambajew Mokonin፡- Wasiirka Wasaarada Warshadaha  8. Motuma Maqasa፡- Wasiirka Wasaarada Difaaca Qaranka  9. Sofiya ፡- Wasiirada Wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska  10. Axmed Shide፡- Wasiirka Wasaarada Arimaha Xidhiidhka Dawlada (Somali)  11. Jaantirey Abay፡- Wasiirka Wasaarada hormarinta magaalooyinka iyo guriyaynta  12. Meles Alemu፡- Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta  13. Birhanu Tsegaye፡-  Xeer Ilaaliyaha Guud  14. Yalem Tsegay፡- Wasiirada Wasaarada Arimaha Haweenka ...
hankan kala soco warar kusalaysan runta dhexdhexad kana hadla marwalba waxa taagan fadlan hamoogaan hana kamaqnaan