Heesaa Masaari ah oo la xiray kadib markii ay kaftan ka sheegtay wabiga Nile        27 Febraayo 2018        La wadaag qodobkan Facebook    La wadaag qodobkan WhatsApp    La wadaag qodobkan Messenger    La wadaag qodobkan Twitter    La wadaag         Lahaanshaha sawirka AFP  Waxay u egtahay in aanan waxbo laga sheegi karin wabiga Nile-ka oo ah laf dhabarta nolosha dadka Masar, xitaa haddii qofka uu kaftamayo, waxaana arrintaas cashar adag ka baratay haweenay heesaa caan ah.   Gabadhan oo lagu magacaabo Sherine Cabdiwahaab ayaa lagu xukumay 6 bilood oo xarig ah, kadib markii ay si kaftan ah u sheegtay in wabiga Nile-ka biyihiisa aysan nadiif ahayn.   Wargeyska Al Ahram ayaa tabiyay in sidoo kale lagu xukumay lacag damaanad ah oo dhan $204 doolar, iyo ganaax dhan $408 doolar.   Haweeney xabsi ku muteysatay muuqaal laga duubay ayadoo moos cuneysa  Fannaanad caan ah oo loo maxkamadaynayo hadal kicin ah oo ay ka tiri wabiga Niil  Itoobiya oo "fashilisay weerar" lagu qaada...
hankan kala soco warar kusalaysan runta dhexdhexad kana hadla marwalba waxa taagan fadlan hamoogaan hana kamaqnaan