Dilkii Haajaalu maxaa kasoo kordhay?! Waxaa hadlay dhawr masuul 1•police ka Addis Ababa ayaa hadlay oo sheegay in baadhitaan Ku wadaan sidii ay xaqiiqada u heli lahaayeen iyo cidii dilkan ka danbaysay. -2•Abiye Ahmed ayaa aad u amaanay ninka dhintay Isla markaana sheegay in uu sugayo Kuna go,aan qaadan doono xogta ay laamaha Amnigu soo gudbiyaan baadhitanada lawado kadib Wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay is dajiyaan . 3•waxaa hadlay madaxweynaha deegaanka oromada oo sheegay in already lasoo qabtay waar lagu tuhmayo in ay dilka Ku luglahaayeen , Wuxuu sheegay dilkan uu ahaa mid lasoo maleegay aadna looso qorsheeyey wuxuu raaciyay in dilkan aan si fudud uun looga gudbi doonin ee la iskaga danbayn doono, Wuxuu fanaanka dhintay Ku tilmaamay hogaamiye karti leh oo isaga u ahaa walaal la taliya. 4•waxaa kaloo hadashay xeer ilaaliyaha guud ee dalka oo sheegtay in sharciga la horkeenid doono cid walboo Ku lug leh falkan , Dhanka shacabka ~~~~~~~~~~~~~ Shacabka oromada ay...
hankan kala soco warar kusalaysan runta dhexdhexad kana hadla marwalba waxa taagan fadlan hamoogaan hana kamaqnaan